ISMAIL DANNAN JALECO OFFICIAL VIDEO 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 апр 2025
  • Ismail Dannan
    Jaleco
    Erayada iyo Laxanka Omar Dab Jacayl
    Music Dannan
    Video Ayaanle Billboard
    Afro Waqal Furinle
    Ismail Dannan Production Sweden
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 6 тыс.

  • @khadrogalayr3149
    @khadrogalayr3149 5 лет назад +303

    Fanaaniin badan oo somalia way iscadeyaan balse halkan waxaan uga jeeda fannan isku kalsoon. Like isaar haddad ka soo horjeede in lays cadeeyo🇸🇴

  • @farhanyare2130
    @farhanyare2130 5 лет назад +743

    Ragiii fanka lahaaaa ayaaaa sooo noqday inta ka heshay jaska danan

    • @farhanyare2130
      @farhanyare2130 5 лет назад +1

      Sow maha 🥰

    • @zakiabdiaden8869
      @zakiabdiaden8869 5 лет назад +4

      Farhan Yare wallahi wa run ragii fanka lah aya so noqday wallahi 👌🏾👌🏾 ismail danan fana Qali ah

    • @farhanyare2130
      @farhanyare2130 5 лет назад +2

      Zaki abdi Aden haaa waa ragiii hargaysa shidijiray

    • @iqraladan4312
      @iqraladan4312 5 лет назад +1

      Shib iska dheh faladagan iyo balbalaarkawa na nacsiiye fanke naga fadhista dheh

    • @farhanyare2130
      @farhanyare2130 5 лет назад +1

      iqra ladan kuwaaasi waaa bilaaa tol danan waaa horyaaal

  • @abdiazizsaeed3399
    @abdiazizsaeed3399 5 лет назад +811

    I’m from turkey. Although I don’t understand the lyrics, I love this song’s rhyme and melody. Love Somali music. 🇸🇴 🇹🇷 ❤️

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 5 лет назад +3

      Welcome, brother. 🇸🇴💙🇹🇷

    • @emmaelmi9538
      @emmaelmi9538 5 лет назад +4

      Welcome

    • @Maslah.
      @Maslah. 5 лет назад +6

      Abi sartarget amana kuyum😂

    • @ibraahimabdallegaacir9903
      @ibraahimabdallegaacir9903 5 лет назад +4

      Welcome brother Somali people and Turkey they are Very close brothers

    • @hibojama5986
      @hibojama5986 5 лет назад +4

      We love Turkey and his citizens

  • @Herrhassan
    @Herrhassan 4 года назад +647

    Quranka ka mcn wlhi wll❤

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 3 года назад +2

      Quraanka hala simin. Keleb ibnal. Haba ku samayn. Barbar dhig

    • @daganhasan2741
      @daganhasan2741 2 года назад +9

      Nacam lkn cidna kuma odhan heesta ka mcn quranka

    • @xamsehanad1772
      @xamsehanad1772 2 года назад +9

      Dee orodo dhagayso maxaa adiga halkan ku keenay

    • @RAAGE-88
      @RAAGE-88 2 года назад

      @@daganhasan2741 hgdffgg

    • @mustafsaafi4284
      @mustafsaafi4284 2 года назад +1

      @@daganhasan2741 wp

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 лет назад +220

    *Intiina ku faraxsan soo laabashada Ismail Danan farta taaga ☝️sxbyal😁*

  • @abdirahmanmohamedelmi5281
    @abdirahmanmohamedelmi5281 5 лет назад +344

    Inta smail danan horey uyqanay heestan kahor xidigha geesga❤💘💘💘🇸🇴🇸🇴

  • @caliyusuf1713
    @caliyusuf1713 5 лет назад +121

    Erayada 100%👌
    codka 100%👌
    laxanka 100%👌
    dheesha 100%👌
    muuqalka 100%👌
    inta igu raacsan🖒

    • @Sirkamaal
      @Sirkamaal 5 лет назад +1

      dheesha ma shidna

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 года назад +183

    I am Gabooye I come from Burco area I like Samaroon Songs keep going brothers
    Danan,Nimcaan,Idil barkhad
    I love u very very much ❤️

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад +206

    Ninkan yari waa talent. Heestanna waxaa loo duubay si ka duwan sidii soomaalidu wax u duubi jirtay.
    Boqortooyo

  • @hagoswel1280
    @hagoswel1280 5 лет назад +843

    I am from eritrea
    Love Somalian music ❤❤❤❤❤❤

    • @abdifitaahmohamed1740
      @abdifitaahmohamed1740 5 лет назад +3

      😍

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA 5 лет назад +6

      We love you 2

    • @Hodan24
      @Hodan24 5 лет назад +5

      Hagos Wel ❤️❤️i love realy Eriteri musikk and i have frends from Eriteri

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 5 лет назад +3

      Welcome, brother. 🇪🇷💙🇸🇴

    • @faaiido10
      @faaiido10 5 лет назад +4

      Hodan Beuty dariska welcome dheh hhhh

  • @amouabdala
    @amouabdala 5 лет назад +319

    Ismaeil danan wuxu aha ninkii ugu yara xidigaha geeska markay so bexeen qofkii og like ta dhac Ku sii

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 лет назад +1

      Salam. Pls subscribe ii saar😀

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +5

      Haa waan xasuustaa isagoo aad u yar oo ay wareysaneyso boqoradii wareysiga fiicneyd ee Nimco Sabriye. Waligiiba wuu ciyaar iyo cod fiicnaa danan.

    • @asmasiciid8804
      @asmasiciid8804 5 лет назад +2

      Axya fnfn iga dheh ❤

    • @xaliimomaxamed2648
      @xaliimomaxamed2648 5 лет назад +2

      Haaa

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 9 месяцев назад +14

    Afar cadaw ayaa quraanku inoosheegey inaan leenahay wll
    Nafteena iyo shaydaanka kamida
    Halaga adkaado 😢

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 5 лет назад +418

    Hadaad maqli jirty qurbaha waalagu cadaadaa danan iyo kante ayaaa ku cadaan lahaa
    Black power✌🏼🤟✌🏼🤟😃😃😃

    • @jecliyacalankabuluuga2036
      @jecliyacalankabuluuga2036 5 лет назад

      Hhh warun wlh

    • @abumazlaxnk9211
      @abumazlaxnk9211 5 лет назад +2

      @@jecliyacalankabuluuga2036 🤣🤣🤣🤣🤣 anaaaba naxay ba markaan arkay

    • @ramadancabdilaahicali8691
      @ramadancabdilaahicali8691 5 лет назад

      Wuuba ku madoobaadee

    • @abumazlaxnk9211
      @abumazlaxnk9211 5 лет назад +2

      @@ramadancabdilaahicali8691 waar madawgiisa kamaan hadal ee dadbaa aaminsan yurub waalagu cadaadaaa 🤣🤣🤣🤣

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 лет назад +4

      Dadka wadanka ku qurux badnaa ayey cuntaa dadka wadanka ku foolxumana way qurxisaa saaaa ogada

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 5 лет назад +947

    ☹️☹️Kuwaa Qur’an iyo Rasuul ka SCW Halkan like kuradinaaayo Illahey kacabsada oo dhowra Qur’aanka iyo Raasuulkena sharafta leh wll ❣️🙏🙏🙏 kana towbad keena istaqfurulah

    • @abdinasirabdlla9669
      @abdinasirabdlla9669 5 лет назад +2

      Waa sax

    • @rowdosaman1798
      @rowdosaman1798 5 лет назад +11

      Adi maxa halkaan ku keenay hadad qur'aanka jeceshay

    • @fadumoak8579
      @fadumoak8579 5 лет назад +3

      Runtaa abayo rowdo saman dadkan maxaa ka qaldan

    • @Hamzah-7-w6d
      @Hamzah-7-w6d 5 лет назад +2

      @@rowdosaman1798 subxaanka oo adigu manecebtahay dulufey

    • @rowdosaman1798
      @rowdosaman1798 5 лет назад +2

      @@Hamzah-7-w6d runta la iska aniga qur'aanka wan jeclahay lkn intaan meel lasoo dhigay kasoo dhaho ilahey ka cabsada lagama yaabo haday qofka saas dhahayo run ka thy page oo youtube channel ayuu furan lahaa oo meesha ayuu ka wacdin lahaa waxkasta meel munasab bay leeyihiin qofkii koowad ma ahan lkn waxaan oo kle in commentiga lagu badsanayo way cadahay

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 5 лет назад +332

    Dadka dhahayo madow badana
    Ogow marksta cadaan indan farac ulaheen
    We are african diomnd 🤘🤘🤘

    • @husseinayaanle2447
      @husseinayaanle2447 5 лет назад +1

      Wooowwwwwwww

    • @healingwithhope662
      @healingwithhope662 5 лет назад

      Wizz Cade yes yakaqurxoon wilashena colorka madoow wa Golden

    • @سميهاسماعيل-ط7ب
      @سميهاسماعيل-ط7ب 5 лет назад

      Waa run taas dadkii somalida ahaa waan layaabay waa dad qabiil qaatay iyo kuwo is caayaya fanka dadka waa kawada dhaxayn jiray qabiilna malahay waa ummad shaydaan qaaday

    • @healingwithhope662
      @healingwithhope662 5 лет назад +1

      Colorka gabadha iyo wiilkaba wa beautiful Golden color. We need to see more of our girls oon balaayo is marmarineyno kukalsoon colorkooda qurxoon

    • @kamadage2
      @kamadage2 5 лет назад

      Wizz cade hh adigaaba cadaan sheeganaye wa sidee

  • @Hawd
    @Hawd 4 года назад +142

    1:19
    He says:
    Jaah qurxoon iyo jamaal san lihidaa
    joog dhamaysiyo jawharad sasamida
    °°°°°°°
    Oo jaleecada soo jiidan ogidaa
    Oo jaleecada soo jiidan ogidaa
    °°°°°°°
    Jaleeco is when you stare back or turn your head. Basically, she is so beautiful she turns heads...she draws attention.
    Jaleeco (looking back)
    Jaleecada (the "looking back")
    Jiid means pull (jiidan is pulling); that's why he makes the pulling gesture or action. He says she knows how to draw eyes to her beauty... you just can't turn away.
    Og/ogidaa (know, knowing)
    Way ogtahay - she knows
    Wu ogyahay - he knows
    Wanu ognahay - we know
    Way oogyahin - they know
    2:59
    Waan ku jecelee
    jaal ma ii noqon?
    Waan jiranee
    naftan kuu jaban
    Way jaraysaayee
    Jeex ma ii noqon?
    I'm in love (with you)
    Will you be my soulmate?
    I'm unwell
    My soul yarns (for you)
    It's broken
    Will you be my half?
    Somali songs and poetry usually use a letter to develop for example in this song J is the dominant letter so many words beginning with J. Foreigners may not of course notice. jawharad (jewels, gem), jiidan (pull/drag), jeex (half), Jeceyl/jeceel (love), jirta (exist, being), jar (cut/neighbour), jilic, jeedsan (turn away), jiiran (unwell), jah (direction, way, her way is beautiful he says), jog (stay), jaleeco (stare back), Jamalsaniida, jididico (shivers), jibode (over excited), jaano (heaven/heavenly)
    If one uses random letters in a song, they are usually amateur writers.
    Great song.
    Somali is a great Afroasiatic language. And because it's Afroasiatic language, it has short and long vowels (a, e, i, o, u
    aa, ee, ii, oo, uu).
    The long vowels of oo, ii and uu can also be used as a stand alone terms; oo jaleecada, ii waydi, way uu socota
    Ma has many uses and it exists in almost all Afroasiatic languages. In, Somali it's used to ask questions (will, what, are) or it can mean NOT; Ma tagayo (not leaving), Ma soo noqon (are you coming back?), Ma ii noqon macaliin (will you be my teacher?)
    Somali is very beautiful💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜

    • @MrFathimohamed
      @MrFathimohamed 4 года назад +9

      This is the most underrated comment in the Somali music !

    • @zamzam2k467
      @zamzam2k467 2 года назад +5

      Thank you!!! Beautifully written MashaAllah I wish you Can create a social media explaining all of the somali & Ethiopian music so beautifully! If you ever consider please let me know!

    • @hassandhidar8537
      @hassandhidar8537 2 года назад +2

      Great explanation I really amazed how well you did.

    • @Abdighani_Alinor
      @Abdighani_Alinor 2 года назад +1

      Fantastic explanation really looks amazing.
      Thank you once again.

    • @dhalhadee
      @dhalhadee 2 года назад +1

      I LIKE HOW POSITIVE AND EDUCATING YOU ARE THAN ALL THE NEGATIVITY VIBE. STAY REAL AND STRAIGHT. NEED MORE OF YOUR COMMENTS.

  • @ismailboyka7703
    @ismailboyka7703 5 лет назад +330

    Heestan 3M Markey Gadho Like hale ii saro.🤩🙂🤗

  • @MaanAliy
    @MaanAliy 4 года назад +196

    Hadaad nabiga jeceshahy like isaar

  • @oforogasule3173
    @oforogasule3173 4 года назад +243

    Am from Uganda living in South Sudan Juba I love your songs and all other somali artist

  • @sokeeyecw
    @sokeeyecw 5 лет назад +1627

    1 million markay gaarto like isaara😂😂

  • @cuhpidzz
    @cuhpidzz 5 лет назад +206

    Waaaaaw❤️❤️ wale reer boorame wax heeso ku gaadha Ma jiraan ❤️😍😍😍 anoo gabadh reer sanaag ah waan idin jecelahay reer boorama 🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👏

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 5 лет назад +2

    • @amyann2180
      @amyann2180 5 лет назад +1

      Who cares

    • @omaryonis4701
      @omaryonis4701 5 лет назад +8

      Wa dhab wlo wayo manta kaliyata sadex heesod aya so sareen xaga fanka iyo aqoonta inaga cilmi badan reer borame

    • @rahmaraaliya3397
      @rahmaraaliya3397 5 лет назад +1

      Hhhhhhhh naa halkana mayga soo horeysay kaltuun afka gooso

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      @@amyann2180 Don't be jealous sis🙊

  • @ashleyalban2212
    @ashleyalban2212 5 лет назад +1323

    Aniga horta dadka like kuma dhibo lkni waan iska jeeclaani laaha in laisaaro😇😇

  • @abdulahianas3366
    @abdulahianas3366 4 года назад +238

    7m coming soon
    7millions Intaysan gaarin like-ta iisaar✔
    Tnks

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA 4 года назад

      Way gadhayiba 😂😂

    • @nusaybahjamal6371
      @nusaybahjamal6371 4 года назад

      🤩😋🤩😘🥰🥰🥰❤❤❤💗💗💏👪😏👩‍👦‍👦🥳

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 5 лет назад +211

    Welcome back *ISMAIL* *DANAN*
    Fankaga iyo adiba waa lagu tabay
    Dadki fanka iska laha baa thy brada
    Legend *DANAN* ❤️👏🏾

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 лет назад +409

    qoFkazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad

  • @zakarieclrizakoffical1304
    @zakarieclrizakoffical1304 5 лет назад +54

    Legend danan gacantu go day hadad dhaafto please like walaalo
    Fadlan

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 3 года назад +104

    Hadey heestan malmahey sobaxdey xasus kugu ledahay oo xili walba aad soboqotid ani cml like isaar😭🙏

    • @firdowzaabdullahi6001
      @firdowzaabdullahi6001 Год назад

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 11 месяцев назад

      Me

    • @RashadShire
      @RashadShire 7 месяцев назад

      2019 dhagaysan jiray anigo meel natete la yidhaahda dagan oo kampala ah oo buufis nafta iga jaray alx 2023 ka dhoofay Uganda hada canada ano lacag ka dhargay dawanayaa ilaahow nimcada noo siyaadi 😊

    • @SahroAhmed-p1i
      @SahroAhmed-p1i 7 месяцев назад +1

      Wa la I furay heestaan maalintey so baxday lkn Guul iyo Gobanima le Ka qaaday Gumeysi diid ahay Nin xun Ima waalikaro alxmdullh qof isku kalsoon isla socoto ahay Farxadeyda qabri le la galikaraa Nin iyo Naag ba gumeeysi iyo maseer uma joojinaayo wllhi Heestan iso dire ila hadana wa isku kalsonahay Naag Naag lala qabo ama lala shukaansado quursi u arkaa😂😂😂 Finally Garoobnima 😊

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 лет назад +195

    هذا الفنان يرقص بطريقة حلوه وعجيبه ، والاغنية برده جميلة ، ريي يحفظ الصومال واهلها ⁦🇸🇴⁩

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 5 лет назад +2

      😄😄😄 aamiin 😍❤

    • @simranyoutobe658
      @simranyoutobe658 5 лет назад

      بس انتي اظن تعرف وتفهم باللغة الصومالي صح

    • @abdimohamed1141
      @abdimohamed1141 5 лет назад +2

      اعتقد انك الصومالي وتفهم جيدا

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 лет назад +1

      @@simranyoutobe658 يخرب بيتك قول انت مش انتي 😅

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 лет назад

      @@abdimohamed1141 ومن قال عكس ذلك ؟ 😁

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 лет назад +819

    Denbi dhaaf illahay haydin siyo dhamantenba like siya walaalayaal weligay midh like ah layma sinee

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 5 лет назад +1971

    heestan 5 milyan markey gaarto plz like ha ila dhaafin laakiin ka hor ha isku dhibin hahahahaha

  • @kabarilayrics9254
    @kabarilayrics9254 5 лет назад +184

    Hada hesta waxey mareysa 5.3 wana kuso noqda mar walbo markey garto 6m like isaar hestan waba uso labaneysa wanba ogahay like isaar

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 5 лет назад +17

    Dadkii fanka loogu talagay baa heesaya wwww layskama heeso ree borama ❤💘💋🙏🙏🙌🙌🙋 from muqdish🇸🇴🇸🇴 like dhac iigu siiya

  • @Godsdaughter16
    @Godsdaughter16 5 лет назад +536

    Love from ethiopian sister.. i saw you perform here in sweden on my somaliska friends wedding loved this music så i get your youtube from them🙌👏

  • @anascayka2105
    @anascayka2105 5 лет назад +126

    Alhmdulilah madowgu waa qurux wlh ilahow midabkeyga midii badasho haigadhigin🤲😥

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 4 года назад +302

    2021 Hada Dawanaso Like Saar Fadlan 🤣❤☝️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +113

    Boqortooyadii Borama Somaliland
    inaad Tahay Way kaa muuqataa Abtiyo
    Ismaaciil Danan😍

  • @mohamedahmedjimcaale8071
    @mohamedahmedjimcaale8071 5 лет назад +113

    11 december 2019 wixi ka dambeyo qofki dawado like ii sara si ay ogadan inte nga horeysay in dad bdan ka dambeyen

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 5 лет назад +637

    Heestan inay heesta sanadka noqonayso cida igu raacsan Ree Boorama hanili arko

  • @afcagaagtv9962
    @afcagaagtv9962 4 года назад +89

    12 million markey gaarto ayaa inoo balan ah insha allah.♥️♥️♥️

    • @miskiin_______2393
      @miskiin_______2393 4 года назад

      Hooyada nacal ku yaal commentiga hana nacsiinima

    • @sevenjetsales4821
      @sevenjetsales4821 4 года назад

      @@miskiin_______2393 zxb 9 ayay kusi socotaaa wax arag heee

    • @omarsugaal8063
      @omarsugaal8063 2 года назад

      Hada manoshahay sxb

    • @mukhtarwaran6597
      @mukhtarwaran6597 Год назад

      Way gaadhay sheekhaygii balantiii aad dhigtay ee sidaaas ula soco

    • @faisalmunaa4
      @faisalmunaa4 Год назад +1

      Way gadhey zxb 12 M lasoco hadd noshey hadii kalena Ahun

  • @maxamedyare1881
    @maxamedyare1881 5 лет назад +982

    Intii illahay jecel like isaar muslimiin

    • @najaahmuhamed6676
      @najaahmuhamed6676 5 лет назад +13

      Maxamed Yare hada walalo wax kale oo like ku raadisid waad weyday miyaa ilahey xatee maku qaraabane bal xishoo jaclk lama dhahee kaa

    • @asha1762
      @asha1762 5 лет назад +3

      😒

    • @cabdikuus1832
      @cabdikuus1832 5 лет назад +6

      Doqon ku dhale was wax kle aad like ku tugsade raadso baqdi ku dhale was

    • @shadoumiapdo556
      @shadoumiapdo556 5 лет назад +2

      Neo wx kale oo like laguugu saro radso saas can kuma noqonaysidee

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 5 лет назад +1

      Waalagu khasaarey stupid

  • @mohassan2406
    @mohassan2406 5 лет назад +702

    Inta midabkodi alle udhaliyay een gacan isku qaadin like 💯

  • @nimoomar2504
    @nimoomar2504 5 лет назад +365

    6 jeer hadaa dawatay hestaan like isaaar from o Toronto

    • @rashidmohamedahmed6764
      @rashidmohamedahmed6764 5 лет назад

      Kkkkkkk xero qaxoonti baan ku jiraa saan Canada u imaaado sxb 😂😂

    • @disfrmeast
      @disfrmeast 5 лет назад +1

      @@rashidmohamedahmed6764 😂😂😂😂😂😂 illhaye ha ku sahlo

    • @rashidmohamedahmed6764
      @rashidmohamedahmed6764 5 лет назад

      Amiin dhammaanteen ba

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +1

      @@rashidmohamedahmed6764 iinsha allah waad iman, process kana Allah hakuu fududeeyo.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +1

      @@rashidmohamedahmed6764 Borama🌹

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +606

    𝙸𝚕𝚊𝚑𝚊 𝚋𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚐𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚛𝚜𝚑𝚎 2020
    𝙷𝚊𝚍𝚊𝚍 𝚍𝚊𝚠𝚊𝚗𝚎𝚢𝚜𝚒𝚍 𝚒 𝚊𝚛𝚊𝚐𝚝𝚘 𝚕𝚒𝚔𝚎 𝚒𝚜𝚊𝚛

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 5 лет назад +174

    5.5 million markee gaarto like isaara😊🎶🎤🎧👌

  • @rtgacademy403
    @rtgacademy403 5 лет назад +1405

    Ereyada: 100%
    Laxanka: 100%
    Codka: 100%
    Duubista: 100%
    Heesta: 100%
    RUUX KU JAMATAA
    JALKII KASOONTOO
    JIIF KA GUURTOO
    JOOGSAN WAYDEE
    JANOOY BILCANIDAAA, (X2)
    WAAN JIBOODEE
    JUUQSAN LIHIDAA,
    JIDHIDHICOODEE
    JALAQSAN SAMIDAA,
    OO JALBEEB WACAN
    JAAR LA IHIDAA, (X2)
    JAAH QURXOON IYO
    JAMAALSAN LIHIDAA
    JOOG DHAMAYSIYO
    JOHORADSAN SAMIDAA
    OO JALEECADA
    SOO JIIDAN OGIDAA...(X2)
    OO JALEECADA
    SOO JIIDAN OGIDAA...(X4)
    ........................
    QUDH KULA JIRTAA
    KUBA JARAYNOO
    KUU JILJILICDOO
    KUUNA JEELANE
    MAAD KA JEESANI? (X2)
    WAAN KU JECELEE
    JAAL MA II NOQON?
    WAAN JIRANAHEE
    NAFTAN KUU JABAN,
    WAY JARAYSAAYE
    JEEX MA II NOQON? (X2)
    JAAH QURXOON IYO
    JAMAALSAN LIHIDAA
    JOOG DHAMAYSIYO
    JOHORADSAN SAMIDAA
    OO JALEECADA
    SOO JIIDAN OGIDAA... (X2)
    OO JALEECADA
    SOO JIIDAN OGIDAA... (X4)
    DHAMAAD!

  • @engineerharato8883
    @engineerharato8883 5 лет назад +61

    Wey Yartahay In Fanaaninta somaliyeed Muuqaal noocaan ah laga duubo waa version Aad u hir geli doona Waa Qaabka ay Icon iyo Ch.brown looga duubo Well done Huuno Ismail👏🎷🎸♥

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 лет назад +1

      Engineer Harato Salam. Pls subscribe ii saar😀

    • @engineerharato8883
      @engineerharato8883 5 лет назад

      @@HamdaHussein waan kuu saaray Huuno

  • @izthahil8133
    @izthahil8133 2 года назад +50

    Yaa ila wadanaya 2023 ka oo xasuus iyo Qiro ku jira 🥺❤️

  • @rajabadde1037
    @rajabadde1037 5 лет назад +37

    Fanankii ugu horeyay codkiisa iyo music giiska isku wato inta ila aragtay iyo inta iga danbeyso like ta isaara 🤘🤘

  • @nuredinahmed7801
    @nuredinahmed7801 5 лет назад +24

    The best Somali songs I have listened in 2019 are
    Ismael Danan ""Jaleco"" and
    Maslax mideye "" Hore usoco"" anybody agreed plz thumps up

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 лет назад +544

    *Inta* *igu* *raacsan* *inay* *noqon* *doonto* *heesta* *sanadka* *2019* *liketa* *soo* *qarxi*
    👇

    • @maanomacalin9140
      @maanomacalin9140 5 лет назад +2

      Heys tan waan kaheley

    • @fuadibrahim8427
      @fuadibrahim8427 5 лет назад

      janooy bilcanida

    • @fadumaibrahim3061
      @fadumaibrahim3061 5 лет назад +1

      it is nice song although I didn't 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇼😍😍😍 understand somalia language l it is my best song lam form kenya

    • @libaaxaduurkajiifa9722
      @libaaxaduurkajiifa9722 5 лет назад

      @@fadumaibrahim3061 but your name is somali name are you joking

    • @nastehahassan4840
      @nastehahassan4840 5 лет назад

      Libaaxa duurka jiifa ❤️❤️❤️❤️

  • @hamdibashiir1230
    @hamdibashiir1230 11 месяцев назад +27

    Heeskan waxan dawanayaa ismail danaan oo xabsi ku jira balse anan wxba u qaban karin aan duco ka aheen Illahhayow xoriyadiisa u soo celi oo galada ka maslax kana Indha saaab yaa Allah 😢😢😢😢😢😢

    • @AmuunAbdi-vq8co
      @AmuunAbdi-vq8co 9 месяцев назад +1

      Mxa laxiray 😢 maskiin

    • @Janno66
      @Janno66 9 месяцев назад +1

      Aamiin😢😢

    • @BaHaLoSS
      @BaHaLoSS 9 месяцев назад

      Haaa wuu tahriibay qolyo tolkiiisa ah baa mishimay USA ayuu kuxiranyahay inii soomaalia loosoo tarxiiilaa suurogal ah​@@AmuunAbdi-vq8co

    • @cafiyomohamed7623
      @cafiyomohamed7623 9 месяцев назад

      Kula mid😢Rabow wallakena kaso day xabsigasi

    • @hudamohmoud9693
      @hudamohmoud9693 8 месяцев назад

      amiin。 wll.alle umada muslinka inta dhipto haysato haka saaro

  • @amrali8000
    @amrali8000 5 лет назад +174

    Im 13 yrs old in england
    And i am just blown away by this artist👏👏👏👏👏

  • @somalicorner
    @somalicorner 5 лет назад +32

    This guy came back and he came back like blazing fire. Dammm this tune is hot🔥🔥🔥

  • @masraxa3458
    @masraxa3458 5 лет назад +64

    I'm from MERCORY✨🚩, i like Somali people' and Somali songs.
    This song makes me happy every time i listen to.
    Thank you 🇸🇴

    • @realazznibba3653
      @realazznibba3653 4 года назад +8

      I’m from Jupiter😍🔥

    • @nima3696
      @nima3696 4 года назад +7

      I m from Mars ..haaaha

    • @MOHAFILMS.14
      @MOHAFILMS.14 3 года назад +2

      Thank you we love you too from xaafada isku raran gaar ahaan luuqa maqaarka lagu keydiyo

    • @devnajah
      @devnajah 2 года назад

      thank you Aliens

    • @muhaazlakiman9288
      @muhaazlakiman9288 Год назад +1

      @@MOHAFILMS.14 😀😀😀😀

  • @lil-kproduction1109
    @lil-kproduction1109 4 года назад +75

    7M+ iyado ah hda daawanyso like ha ila dhaafin🎤

  • @julia-bb4mm
    @julia-bb4mm 4 года назад +20

    Nin madow nin hakaa ahaado sida danan oo kale 😍😍 anigu ragga aadka umadmadow kuheystaa kuwa kale wadada kuqulqula 😎 ar danan boos maka banaanyahy😃😃 an cariirsadee

  • @kaysp5381
    @kaysp5381 5 лет назад +45

    I am from Jamaica 🇯🇲 don’t understand the lyrics but love it ♥️

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 лет назад +9

    👍👌👌👏👏👏👏👏Ninkani inaanuu wax yar la maqneyn baryahan waan ogaa, walee ciyaarta cidi kuguma gaadho iyo codkaba, Ismaaciil danan, xidiga dhabta ah hore u soco.🤩😍

  • @champeignpapi4453
    @champeignpapi4453 5 лет назад +67

    am from ukraine i like this i used to hear my neighbours somali listerning it❤🔥🔥

    • @jasminehassanahmed304
      @jasminehassanahmed304 4 года назад +1

      Спасибо

    • @maxlopez1845
      @maxlopez1845 4 года назад

      Wil somali ah pedina difettosa on RUclips fiirso ma musica familkeeyga rap italiano us style french i got It All walaal

    • @mssnasra3221
      @mssnasra3221 2 года назад

      @@maxlopez1845
      P0

  • @Saleh-M-A
    @Saleh-M-A 5 лет назад +70

    Somali music of the year for 2019. If you agree with me then like it .

  • @mohamedabdiabdullahi6288
    @mohamedabdiabdullahi6288 5 лет назад +61

    5 Million markey gaarto wn ogahay weyba gaari doonta
    Plz ha ila dhaafin Like 👍

  • @caafimaadkoriyeofficial9140
    @caafimaadkoriyeofficial9140 5 лет назад +3164

    Heestan maalinkay 9m gaadho wixii ka dambeeya like iyo subscribe ha la iisaaro😅😅😅😅

  • @Engineer_ST
    @Engineer_ST 4 года назад +30

    I love somil music i’m tigray✊🏾💛❤️🔥

  • @mohamedd2020
    @mohamedd2020 5 лет назад +44

    Taariikhdu maanta waa 08/10/2019
    Saaacadu 08:40 subax nimo
    Goobta Bremen Deutschland
    Commentigan waxan qoray
    markan ogaday inay heestan
    noqondoonto heesta ugu dawashada
    badan leh 2019 ismail danan
    keep going broh

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 5 лет назад +101

    😃2M ayay maraysaa hadad 3M so boqoto like iisar2020😘😍❤😊

  • @hooyomcn8223
    @hooyomcn8223 5 лет назад +116

    Waa Heestii igu Horaysay Aaan Ka Hello 2019
    Hadaa igu Raacsan thy Haa Dheh

  • @YT-SHAK
    @YT-SHAK 4 года назад +16

    Road to 10M views love from 🇬🇧❤️

  • @ruweidoahmed9528
    @ruweidoahmed9528 5 лет назад +410

    2019 November hda dawaneyso like dhacdhac igu sii waligey like mahellin wll xasinimada iskadaa waa walshaa 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢

    • @zaynumahamed6161
      @zaynumahamed6161 5 лет назад +1

      😂😂😂😂 Cala Forjo dhiiga nagu kicisay🤪

    • @ruweidoahmed9528
      @ruweidoahmed9528 5 лет назад +1

      @@zaynumahamed6161 😂😂😂😂

    • @zaynumahamed6161
      @zaynumahamed6161 5 лет назад

      @@ruweidoahmed9528 wiilasha somali wy gacn furanyihine hadn 1K kusari karo dhac bn kugu sin laha😂😂😂

    • @ruweidoahmed9528
      @ruweidoahmed9528 5 лет назад

      @@zaynumahamed6161 tnx byoh mcnto 💘💘💘

    • @alishamahad903
      @alishamahad903 5 лет назад

      Ooo😣😣😣 calosha I hureso 😂😂😂

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 лет назад +187

    1.5 million markay gaarto like iisaara🙋‍♂️😂

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +107

    Legend welcome Back ismail danan❤ 🎶
    Waqal WStudio 🔥

    • @mohamedzakisomali2834
      @mohamedzakisomali2834 5 лет назад +1

      Yutub wan ka tagey

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад +1

      @@mohamedzakisomali2834 😂😂😂😂
      Maxa dhacy wllo

    • @mohamedzakisomali2834
      @mohamedzakisomali2834 5 лет назад

      Jogis malahan yutbka

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад

      @@mohamedzakisomali2834 🤔🤗 o maxa sabay mrka

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 5 лет назад

      @@bbenacnac Cmnti Wlba Oo bixi is dhaho adaa igaga horeya. Mxey ku dhCdey ppe💚

  • @maxamedsaki7165
    @maxamedsaki7165 5 лет назад +156

    Heestan markay 5 million gaadho like ii saar
    Inta kle bax

  • @mokhoibro5035
    @mokhoibro5035 5 лет назад +324

    I am from maroco I love Somali music

    • @geletoz
      @geletoz 5 лет назад +20

      Sheeko 😂 am north Korean too and I like Congo music

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 5 лет назад +4

      @@geletoz 🤣😂

    • @geletoz
      @geletoz 5 лет назад +2

      @@alfaalfa3165 lol somaha? Stupid iga dheh

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 5 лет назад +5

      Waxu nacasanaa somalinimada ayuu ka faanaa hno caadi iska dhig

    • @mokhoibro5035
      @mokhoibro5035 5 лет назад +1

      @@Faraxsanfaceedkaroon
      What is wrong

  • @queensacdio9172
    @queensacdio9172 5 лет назад +744

    Ado hesta dawanaya hada comments aqrineysid like isar wlal
    👇wan ku jeclahe jaal ma inoqon💋

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 5 лет назад +38

    Ismaciil danan masuul
    Hal mar xitaa gabadha jirkeeda muu taaban masha allah

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 4 года назад +102

    This gotta be the first Somali song to reach 7M views in less than a year 👏💯💯

    • @abdiwick567
      @abdiwick567 4 года назад +1

      Indeed. Its dope

    • @gediyovlagsmahomud7190
      @gediyovlagsmahomud7190 4 года назад

      @@abdiwick567
      Lll0lo9ll

    • @aminaisse6507
      @aminaisse6507 4 года назад

      0 0 00:00 ioi jag äpplen. Ja ku kkk det är ju ingen som jag kjagklykkk 8...9 på atuu kkk det ärk0ku kviktigtkyviktigt i med you ii n jag itu ki i kkuu ku kuu ukyg iii jag har inte sett den den här ii

    • @aminaisse6507
      @aminaisse6507 4 года назад

      Jag 00 ut undeå 0likluulu0ililillilikk00koiloiliiiluli08kilå8å8låli0iiii800lk0

    • @aminaisse6507
      @aminaisse6507 4 года назад

      jag 88 och 9 det är typ iii jag det är viktigt 0 jag har inte hört sett oo i i i inlägget 00 i en 00 80 jag har 880kr 5 jag 0 00 jag 88 97 det jag jag jag det är 0 0 i00o00kiiki9l0i

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed5854 5 лет назад +29

    Team waqal studio like inta iga danbiza yaan lis xasidin koliy ba akhrise😂

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 5 лет назад +43

    Wee wee wow waa Dannan oo Danab'Kacay Ruug Cadaagii Soo Rogaal celi. Welcome Back Legend.

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 лет назад +1

      Salam. Pls subscribe ii saar😀

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад

      Walee ninkii la tabey soo rogaal celi, viva xidigaha geeska.

  • @abdiwahaabhassan414
    @abdiwahaabhassan414 4 года назад +10

    9million marka gaarto like iisaar walal mcn hadaa somali tahay ❤️😩

  • @Amiin-Koofi
    @Amiin-Koofi 2 месяца назад

    Ismaaciil danan waa fannaan dhammaystiran. Heestaana heesihiisa waa tan ugu macaan.
    " Waan jibboodee
    Juuqsan liidaaa
    Jiricoodeeeeee
    Jalaqsasamidaa
    Oo jalbeeb wacan
    Jaar la ihidaaaaa."

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 5 лет назад +420

    MarNa ma xazuuztay Nabiga z.c w adigo comments bixinaya like igu Qabo Hadaad xazuuztay ❣❣❣

  • @ismailikamil4981
    @ismailikamil4981 5 лет назад +17

    Inta aaminsan in ay tahay heesta loogu daawashada badanyahay ee ismaaciil Dannan 2019 ka ...like ii saar

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 5 лет назад +160

    War heedhe reer boorame waa ilbax dance tango ayuu ciyaaraya Danan hore usoco halkaa May gaadhin somalida wali 😂😂😂

  • @daudroble2563
    @daudroble2563 5 лет назад +74

    5.4M markey gaarto like ii saar😂

  • @liibaancawaale6600
    @liibaancawaale6600 5 лет назад +45

    One Month 2 Million and 5K what a fantastic singer And song Jaleeco

  • @ibraahimmohamed4448
    @ibraahimmohamed4448 5 лет назад +65

    2020 anaa aftaxe. hadad iga danbaysay like tan lagu waashay maxd igu diidi bal ana lacagta ha la iso dire 😂😂

    • @adansuldan2540
      @adansuldan2540 4 года назад

      Af caleeeek waxay ayaaa hees la yidhaa dhashiii boorama

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +9

    Ismaaciil danan soo rogaal celi ragii fanka iska lahaaa muqaal qurx badan ❤️✋

  • @MunaomarOsmaan
    @MunaomarOsmaan 5 месяцев назад +2

    Inta xasuus ahan heesta udhagta haa ila dhafiin like 👍 30/10/2024😢

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +217

    2020 heestii ugu dawazhada badneyd in ay thy ma isku raacnay soomaliyey😋

    • @raxoosman4486
      @raxoosman4486 5 лет назад +1

      Haa walahi anaba ka yabay waqal abaal marin ha siso danan lcg cadi ahayn way ka xareyen

    • @HI-ow4ug
      @HI-ow4ug 5 лет назад +1

      Haa wall

    • @omanoamn2934
      @omanoamn2934 5 лет назад

      Waa halka hees aan ilaa imika ku cel ceshado

    • @farhiaismail5084
      @farhiaismail5084 5 лет назад

      Yes

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 4 года назад +1

      Heesta ugu daawashada badan waa dhirgaax 11M views

  • @walaalsd2937
    @walaalsd2937 5 лет назад +231

    Intii jiif kudaaweneeso heesta like iisaar

    • @nafiso_nalka865
      @nafiso_nalka865 5 лет назад

      ❤❤❤👌👌👌👌👏👏👏🥰🥰kal iyo laab gurcadaakii so rogaaal celi wuuuuw maad kajeensani huunoow waan jiranahe nafta ku jari wey wey 🥰🥰🥰😰😭

  • @drscohajaj9347
    @drscohajaj9347 5 лет назад +128

    يسلام أغنيه جميله بس ما فهمته
    تحياتي للاخو في الصومال
    اخوكم من ارتريا الشقيقة

  • @Abdifatah_Yare.7
    @Abdifatah_Yare.7 4 года назад +73

    8M ✔
    Inta iga Danbeysa
    Like Dhac dhac

  • @zalmanhajji7528
    @zalmanhajji7528 5 лет назад +16

    يا حبيبيي دنن أنا معجب صوتك مند اول دخلت عالم الفن صومالي.🙌🏼🌹

  • @mukharcabdi7282
    @mukharcabdi7282 5 лет назад +225

    Inta mobile ka gacan keliya ku haysa like ii saara 😂😂😀

    • @nooc7500
      @nooc7500 5 лет назад +1

      😂😂😂

    • @hamsemahmud8437
      @hamsemahmud8437 5 лет назад +1

      😂😂waaban ku hyaa nio

    • @khalitapdilahi3002
      @khalitapdilahi3002 5 лет назад

      Mukhar Cabdi xaywaan😂😂😂

    • @mukharcabdi7282
      @mukharcabdi7282 5 лет назад

      Khalit Apdilahi 😂😂legend halkana miyaad iga so qabatay pubg gii sogal 😂😂

    • @suldaanmohamudmaxamedali7742
      @suldaanmohamudmaxamedali7742 5 лет назад

      @@mukharcabdi7282 labada gacmood baan ku hayaa 👎👎👎😂 like haafkeed heli maysid

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 лет назад +33

    Heestan wax bdn inta sugeese like saara bal aan arke tiradiina🤣hees shidan😍💋

  • @abdiismail9624
    @abdiismail9624 4 года назад +6

    Danan waa fanaanka kaliya ee xaga laxanka, ciyaarta iyo mirahaba kadhisan. Noolow fanaan 💯 🇸🇴😎

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад +3654

    Adoo Heesta dawanaya hadaad
    Comentiga akhrinay sid
    Like iii saar walaL......😂😂

  • @dhicisow5177
    @dhicisow5177 5 лет назад +116

    Oo jaleecada soo jiidan ogidaa😍❤️

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +30

    He is madly talented and super hyper
    Og moves♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @macalinjama3513
    @macalinjama3513 4 года назад +9

    listening to this artist. Restore my home for somali music. at last one without Auto-Tune. Fanka somaliyeed hanoolaado

  • @MohamedAli-qd5ow
    @MohamedAli-qd5ow 5 лет назад +18

    waa fananka kaliyah bilaa make up iyo. fidiyow la cadeen ku soo hesay 👏🏾